Musharax kale oo u tanaasulay Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Ololaha oo xoogeestay

Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wada olole xooggan ay ku kasbanayaan kalsoonida iyo codadka Xildhibaanada, doorashada lagu wado in beri ka dhacdo teendhada Afiiyooni ee magaalada Muqdisho. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wada olole xooggan uu ku kasbanayo musharaxiinta beeshiisa kasoo jeeda iyo sidoo kale … Continue reading Musharax kale oo u tanaasulay Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Ololaha oo xoogeestay